Tel: +252 63 4054030 | WhatsApp: +252 63 65 4054030
MP Ahmed Abdi Blog

Beesha Toljecle oo aan kasoo jeedo waxay kamid tahay beelaha Somaliland lagu Dulmiyey. Xildhibaan Timojilic

2025-10-27 13:17:41

Jamhuuriyada Somaliland wax badan ayaa u qabsoomay mudadii ay jirtay balse Qabyaaladu waxay kasoo burqataa madaxtooyada oo madaxweyne kaste oo yimaad wuxu sabab u noqdaa Dulmi iyo cadaalad darro.

MP Ahmed Abdi Ibrahim